Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiilada D. Puntland ayaa kormeer shaqo ku yimi Xarunta Dhexe ee BDP October 15, 2024
Agaasimaha Guud ee Bankiga D. Puntland Khadar Ugaas Cabdi ayaa kormeer Shaqo ku tagay Laanta Qardho ee Bankiga October 11, 2024